Soo dhawow! Waad ku mahadsan tahay in aad soo booqato bogga Soomaaliga ah ee Dugsiga Dadweynaha Degmada Green Bay websaytka Dagmada.
Haddii aad u baahan tahay inaad u diiwaangeliso ilmahaaga iskuulka, fadlan booqo Dhismaha Xafiiska Degmada, oo kuyaalo 200 South Broadway. Iska hubi in aad keento caddaynta cinwaanka gurigaaga (sida telefoonka ama biilasha korontada), diiwaanka tallaalka ilmahaaga, iyo shahaadada dhalashada ilmahaaga ama dukumenti kale oo rasmi ah oo cadeynaayo in aad tahay waalidka ama mas'uulka sharciga ah ee ilmaha . Xafiiska Diiwaangelinta Dhaxe waxa uu furan yahay Isniin - Jimce laga bilaabo 7:00 a.m. - 5:00 p.m.
Hoos waxaa ku qoran qaar ka mid ah tubta dukumentiyada muhiimk ah:
2020-2021 Kalendharka qoyska ee Sanadka
Haddii aad qabto wax su'aalo ah , oo ay ku jiraan su'aalo ku saabsan basaska iyo gaadiidka, fadlan ha ka waaban inaad la xiriirto mid ka mid ah kalkaaliyeyaasha Soomaaliyeed:
Yussuf Kassim
920-272-7604
Tilmaamaha Tabarucaha
Oggolaansho Siidayta Xogta Iyo Macluumaad Is Weydaarsi
Diiwaangalinta Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
Liiska Ereyada Diiwaangalinta Macnahooda
Codsiga Hoyga Iyo Ilaaliyaha Waxbarasho
Ilaaliyaha Waxbarashada Iyo Aqbalida Masuuliyada